Shirkadda Diyaaradaha ee Egypt Air oo duulimaad ka bilaabeysa Muqdisho (Sawirro)

Maareeyaha guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA), Mudane Axmed Macallin Xasan ayaa maanta qaabbilay wafdi ka socda Hay’adda Duulista Rayidka Dalka Masar iyo shirkadda diyaaradaha ee Egypt Air. Socdaalka wafdiga iyo ujeeddada kullamadan ayaa bilow u ah qorshaha lagu diyaarinayo duulimaadyo ay ka bilowdo garoonka diyaaradaha caalamiga ah Aadan Cabdulle ee caasimadda Muqdisho, shirkadda … Continue reading Shirkadda Diyaaradaha ee Egypt Air oo duulimaad ka bilaabeysa Muqdisho (Sawirro)